falaadid
(m.f.dh)

eeg falaad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falaadid

falaad [m.l] (-ddo/-dyo, m.dh)
1. Fal aan ujeeddo lahayn oo waqtiga lagu lumiyo. 2. Anshax, dhaqan.

falaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Hawl aan ujeeddo laga lahayn oo waqtiga lagu luminayo qabasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg