falaadxumo
(m.dh)

1. Dhaqan xumo. 2. ld falaadxumaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falaadxumo

falaadxumaan [m.f.dh]
eeg falaadxun. ld falaadxumaansho, falaadxumo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg