falaadxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-umaa, -umayd)

Wax dhaqan xun ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falaadxun

falaadxumaan [m.f.dh]
eeg falaadxun. ld falaadxumaansho, falaadxumo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg