falaaliso
(m.dh)

ld fulaaliso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falaaliso

fulaaliso [m.dh] (-ooyin, m.l)
(dii.) Ducooyin la akhriyo ama cashar la qoro marka haweenay foolanaaysaa sahal u dhali weydo. ld falaaliso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg