falaanfal
(m.l)

Sixir. ld falaanful¹.

falaanfal
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-lay, -ashay)

Cid sixrid. ld falaanful².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falaanfal

falaanfalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax falaanfal lagu sameyay ahaansho. ld falaanfulan.

falaanfalax [m.dh]
ld falanfalxo.

falaanfalid [m.f.dh]
eeg falaanfal². ld falaanfulid.

falaanfallow [m.l]
ld falanfallow.

falaanfalnaan [m.f.dh]
eeg falaanfalan. ld falaanfalnaansho, falaanfulnaan, falaan-fulnaansho.

falaanfalnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld falaanfalnaan.

falaanfalxo [m.dh]
ld falanfalxo.

falaanful [m.l]
ld falaanfal¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg