falaanfalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Wax falaanfal lagu sameyay ahaansho. ld falaanfulan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falaanfalan

falaanfalnaan [m.f.dh]
eeg falaanfalan. ld falaanfalnaansho, falaanfulnaan, falaan-fulnaansho.

falaanfulan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-ulnaa, -ulnayd)
ld falaanfalan.

falaanfal [m.l]
Sixir. ld falaanful¹.

falaanfal [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-lay, -ashay)
Cid sixrid. ld falaanful².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg