falaanfalid
(m.f.dh)

eeg falaanfal². ld falaanfulid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falaanfalid

falaanfulid [m.dh]
ld falaanfalid.

falaanfal [m.l]
Sixir. ld falaanful¹.

falaanfal [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-lay, -ashay)
Cid sixrid. ld falaanful².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg