falaanfalxo
(m.dh)

ld falanfalxo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falaanfalxo

falanfalxo [m.dh]
Geed quwaax leh xabag loo isticmaalo wax udginta. ld falaanfalax, falaanfalxo.

falaanfal [m.l]
Sixir. ld falaanful¹.

falaanfal [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-lay, -ashay)
Cid sixrid. ld falaanful².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg