falfalid
(m.f.dh)

eeg falfal³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falfalid ↴

falfal [m.l]
1. Hilib cad, ama cadad waaweyn oo biyo lagu kariyey. 2. Jid laangooyo lagu sameeyey. 3. Sixir.

falfal [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Dhaqdhaqaaqa hore karkaraya.

falfal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
1. (f.g) Cid sixir ku samayn. 2. (f.mg) Hoore wax karkaray noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg