falfalliir
(m.l)1. Digir dubkii laga qaaday oo aad loo kariyey. 2. (m.u) Jeexjeexa qori qallalan yeesho.
falfalliir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Wax sida qori iwm falfalliir u yeelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falfalliir ↴
falfalliiran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Wax falfalliir leh noqosho.
falfalliiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax falfalliir leh ahaansho.
falfalliirid [m.f.dh]
eeg falfalliir².
falfalliirmid [m.f.dh]
eeg falfalliiran¹.
falfalliirnaan [m.f.dh]
eeg falfalliiran². ld fal- falliirnaansho.
falfalliirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld falfallirnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg