falfalliiran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax falfalliir leh noqosho.

falfalliiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax falfalliir leh ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falfalliiran

falfalliirmid [m.f.dh]
eeg falfalliiran¹.

falfalliirnaan [m.f.dh]
eeg falfalliiran². ld fal- falliirnaansho.

falfalliir [m.l]
1. Digir dubkii laga qaaday oo aad loo kariyey. 2. (m.u) Jeexjeexa qori qallalan yeesho.

falfalliir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax sida qori iwm falfalliir u yeelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg