falfalliirid
(m.f.dh)

eeg falfalliir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falfalliirid ↴

falfalliir [m.l]
1. Digir dubkii laga qaaday oo aad loo kariyey. 2. (m.u) Jeexjeexa qori qallalan yeesho.

falfalliir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax sida qori iwm falfalliir u yeelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg