falfalxumo
(m.dh)

1. Dhaqan xun oo dadku yeesho. 2. ld falfalxumaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falfalxumo

falfalxumaan [m.f.dh]
eeg falfalxun. ld falfalxumaansho, falfalxumi, falfalxumo (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg