falfalxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-umaa, -umayd)

Falid aan dhaqan wanaagsanayn ahaansho. ld falxun.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falfalxun

falfalxumaan [m.f.dh]
eeg falfalxun. ld falfalxumaansho, falfalxumi, falfalxumo (2).

falxun [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-umaa, -umayd)
ld falfalxun.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg