falkan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay)

Wax la falkay noqosho (harrar, derin iwm).

falkan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la falkay ahaansho (harrar, derin iwm). ld falagsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falkan

falagsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld falkan².

falagsanaan [m.dh]
ld falkanaan.

falagsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld falkanaan.

falkamid [m.f.dh]
eeg falkan¹.

falkanaan [m.f.dh]
eeg falkan². ld falagsanaan, falagsanaansho, falkanaansho.

falkanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld falkanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg