fooldhabo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-btay, -batay)

Bun la dubay jirka marsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fooldhabo

fooldhabasho [m.f.dh]
eeg fooldhabo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg