fooldhaq
(m.l)

1. F. ah: biyo yar oo wejiga lagu dhaqo. 2. ld fooldhiqid.

fooldhaq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday; -dhiqi)

U f.: cid wejiga u dhaqid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fooldhaq

fooldhaqasho [m.f.dh]
eeg foodhaqo.

fooldhaqo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-qday, -qatay)
Weji mayrasho.

fooldhiqid [m.f.dh]
eeg fooldhaq². ld fooldhaq¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg