fooldiin
(m.l)

Xanuun fooleed qabta dheddigoodka dhalaya marka ay soo sid dhoweeyaan. ld foolbeenaad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fooldiin

fargax [m.l]
Foolbeenaad, fooldiin (hasha geela).

foolbeenaad [m.dh]
ld fooldiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg