foolhallow
(m.l)

1. Dheddig foolanaya oo xanuun la lumay. 2. ld foolhallaabid.

foolhallow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-laabay,-lowday; -laabi)

Dheddigood foolanaya xanuun la lumid. ld fooltag².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foolhallow

foolhallaabid [m.f.dh]
eeg foolhallow². ld foolhallow¹ (2), fooltag¹, fooltegid.

fooltag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
ld foolhallow².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg