fooli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Dheddig foolanaya ilaalin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fooli

foolid [m.f.dh]
eeg fool4.

foolin [m.f.dh]
eeg fooli . ld foolis.

foolis [m.l]
ld foolin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg