foolid
(m.f.dh)eeg fool4.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foolid ↴
fool [m.l] (-lal, m.l)
1. Weji. 2. Afarta ilig ee dhoollaha u dhexeeya midkood. 3. Jiko. 4. Toos; horay.
fool [m.dh]
Dareen xanuun leh oo dheddigga qabta marka ay umulayaan.
fool [m.dh]
(daaw.) Qabashooyin isku xig xiga oo dhallaan iyo mandheer uga soo baxaan ilma-sidaha naag xaamilad ah.
fool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
1. Ka f.: dhibaato iwm ka gudbid. 2. Ka f.: karti dheeraad ah cid kaga rayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg