foolis
(m.l)

ld foolin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foolis

foolin [m.f.dh]
eeg fooli . ld foolis.

fool [m.l] (-lal, m.l)
1. Weji. 2. Afarta ilig ee dhoollaha u dhexeeya midkood. 3. Jiko. 4. Toos; horay.

fool [m.dh]
Dareen xanuun leh oo dheddigga qabta marka ay umulayaan.

fool [m.dh]
(daaw.) Qabashooyin isku xig xiga oo dhallaan iyo mandheer uga soo baxaan ilma-sidaha naag xaamilad ah.

fool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
1. Ka f.: dhibaato iwm ka gudbid. 2. Ka f.: karti dheeraad ah cid kaga rayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg