foolkaano-dambaseed
(m.l) (-dyo, m.dh)

(jool.) Qurubyo yaryar oo laarfa, oo badanaa leh qaab goobo, kaasoo dibadda u soo tuurtay foolkaano iyadoo dareere ah, adkaanaysana markey soo dhacdo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foolkaano-dambaseed

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg