foolnugul
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-glaa, -glayd)

1. Wax cabsi badan ahaansho. 2. Wax xishood badanahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foolnugul

foolnuglaan [m.f.dh]
eeg foolnugul. ld foolnuglaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg