foolt-beege
(m.l) (-gayaal, m.l/dh)

(fiis.) Qalab lagu cabbiro xaddiga keyd faraqa ee u dhexeeya laba barood. F. waxaa mareegta loogu xidhaa barbarro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foolt-beege

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg