foolxumaan
(m.f.dh)

eeg foolxun. ld foolxumaansho, foolxumi, foolxumo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foolxumaan

foolxumaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg foolxumow. ld foolxumaan.

foolxumi [m.dh]
ld foolxumaan.

foolxumo [m.dh]
ld foolxumaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg