foolxumow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-maaday, -maatay)

Wax foolxun noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foolxumow

foolxumaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg foolxumow. ld foolxumaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg