foon
(m.l)

Weel muggiisa wax lagu rido, oo la buuxsho, ama la miiso, wax lagu sii daro oo laga taalleeyo; cunnada weelka qarkiisa madaxa kala baxda oo fooca ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foon

dhiifoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof firfircoon oo dhega nugul ahaansho.

dhiifoonaan [m.f.dh]
eeg dhiifoon. ld dhiifoonaansho, dhiifooni.

dhiifoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhiifoonaan.

dhiifooni [m.dh]
ld dhiifoonaan.

dhirfoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax caraysan ahaansho.

dhirfoonaan [m.f.dh]
eeg dhirfoon. ld dhirfonaansho.

dhirfoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhirfoonaan.

fawna [m.dh]
ld foona.

foloora [m.dh]
(juqr.) Nafleyda dhirta ee gobol ama kal jiyoolojiyeed. Foloora wuxuu la xiriira erayga foona oo loo isticmaalo nafleyda xayawaanka.

fontaano [m.dh]
ld foontaano.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg