foona
(m.dh)

(juqr.) Nafleyda xayawaanka ee gobol ama kal jiyoolojiyeed. Foona waxay la xiriirtaa erayga foloora oo isna loo isticmaalo nafleyda dhirta. ld fawna.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foona

dhiifoonaan [m.f.dh]
eeg dhiifoon. ld dhiifoonaansho, dhiifooni.

dhiifoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhiifoonaan.

dhirfoonaan [m.f.dh]
eeg dhirfoon. ld dhirfonaansho.

dhirfoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhirfoonaan.

fawna [m.dh]
ld foona.

foloora [m.dh]
(juqr.) Nafleyda dhirta ee gobol ama kal jiyoolojiyeed. Foloora wuxuu la xiriira erayga foona oo loo isticmaalo nafleyda xayawaanka.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg