foondhaaf
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

F. ah: weel qaadkiisa badar ka badan lagu shubay.

foondhaaf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

Wax muggiisa badar ka badan lagu shubay noqosho (weel).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foondhaaf ↴

foondhaafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax muggiisii badar ka badan ku shubid (weel).

foondhaafid [m.f.dh]
eeg foondhaaf².

foondhaafin [m.f.dh]
eeg foondhaafi. ld foondhaafis.

foondhaafis [m.l]
ld foondhaafin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg