foondhaafi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax muggiisii badar ka badan ku shubid (weel).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foondhaafi ↴

foondhaafid [m.f.dh]
eeg foondhaaf².

foondhaafin [m.f.dh]
eeg foondhaafi. ld foondhaafis.

foondhaafis [m.l]
ld foondhaafin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg