foondhaafid
(m.f.dh)eeg foondhaaf².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foondhaafid ↴
foondhaaf [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: weel qaadkiisa badar ka badan lagu shubay.
foondhaaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Wax muggiisa badar ka badan lagu shubay noqosho (weel).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg