foondhaafis
(m.l)

ld foondhaafin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foondhaafis

foondhaafin [m.f.dh]
eeg foondhaafi. ld foondhaafis.

foondhaaf [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: weel qaadkiisa badar ka badan lagu shubay.

foondhaaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Wax muggiisa badar ka badan lagu shubay noqosho (weel).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg