foontaano
(m.dh)

Dar dhis ah oo dhexda ku leh ilo kor biyo u sayraya ayadoo isla darka biyuhu ku soo noqonayaan. ld fontaano, funtaano.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foontaano

fontaano [m.dh]
ld foontaano.

funtaano [m.dh]
ld foontaano.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg