fooq
(m.l) (-qaq, m.l/-qyo, m.dh)

Guri, guri kale ka dul dhisan; dabaq. ld fookh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fooq

dabaq [m.l] (-qyo, m.dh)
1. Dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka smaysan, oo xeeryaha lagu daboolo. 2. Dhismo leh guryo is dul saaran, fooq.

fookh [m.l]
ld fooq.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg