foorarid
(m.dh)

ld foororid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foorarid

foororid [m.f.dh]
eeg fooror². ld foorar¹, foorarid, fooror¹ (2).

hundud [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Cid hoos u foorarid. ld rundud.

foorar [m.l]
ld foororid.

foorar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld fooror².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg