fooridhiille
(m.dh)

Foori si degdeg ah geela loogu kiciyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fooridhiille

fooridhiileyn [m.f.dh]
eeg fooridhiillee.

fooridhiillee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Si degdeg ah geel foori ugu kicin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg