fooriggaalle
(m.l)

1. Foori gaar ah oo geela lagu dheelmo. 2. Foori qofka faraxsani ku maararoobo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fooriggaalle

fooriggaallee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Foori gaalle samayn.

fooriggaalleyn [m.f.dh]
eeg fooriggaallee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg