foorin
(m.dh)

ld fooryid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foorin

fooryid [m.f.dh]
eeg foori². ld foorin.

haw [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo dabeysha foorinteed.

foor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Ciyaar turub, dubnad iwm cid uga dhicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg