foorno
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Tinaarka rootiga lagu dubo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foorno

rooti [m.l]
Cunto ka samaysan bur cajiiman, khamiir iyo waxyaalo kale oo marka la jarjaro foorno lagu dubto.

foor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Ciyaar turub, dubnad iwm cid uga dhicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg