fooro
(m.dh)

ld foorad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fooro

beb [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Ciyaar lagu tartamay, foorooyinkood iska soo gudid.

dabaakh [m.l]
Tartamidda cayaar turub oo labada dhinac oo iska soo horjeedaa ay u tartamaan foorooyin ay kala qabaan, inay qolo kaliya ku wareegto. ld dabaaq¹, dibaakh¹.

foorad [m.dh]
Hal mar oo qof ciyaar turub, dubnad iwm. looga dhaco. ld fooro.

foorar [m.l]
ld foororid.

foorar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld fooror².

foorari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld foorori.

foorarid [m.dh]
ld foororid.

foorarin [m.dh]
ld foororin.

fooraris [m.l]
ld foororin.

foorarsad [m.l]
ld foororsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg