foororsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Wax la foorariyey ahaansho. 2. Wax madaxa loo hoos mariyey ahaansho. ld foorarsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foororsan ↴
foorarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld foororsan.
foorarsanaan [m.dh]
ld foororsanaan.
foorarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld foororsanaan.
foororsanaan [m.f.dh]
eeg foororsan. ld foorarsanaan, foorarsanaansho, foororsanaansho.
foororsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld foororsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg