foororsi
(m.l)

ld foororsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foororsi ↴

fooror [m.l]
1. Iyadoo la taaganyahay qaarka sare oo hoos loo laallaadiyo. 2. ld foororid.

fooror [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Iyadoo la taaganyahay qaarka sare hoos u laallaadin. ld foorar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg