foororso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Iyadoo la taaganyahay qaarka sare hoos u laallaadsasho. ld foorarso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foororso ↴

foorarso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld foororso.

foororsasho [m.f.dh]
eeg foororso. ld foorarsad, foorarsasho, foorarsi, foororsad.

fooror [m.l]
1. Iyadoo la taaganyahay qaarka sare oo hoos loo laallaadiyo. 2. ld foororid.

fooror [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Iyadoo la taaganyahay qaarka sare hoos u laallaadin. ld foorar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg