foosto
(m.dh) (-ooyin, m.l)

ld fuusto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foosto

fuusto [m.dh] (-ooyin, m.l)
Weel bir ah, adag, qaab dhululubo leh oo laba boqol oo litir qaada; barmiil. ld foosto.

foos [m.l] (-sas m.l)
1. Dad badan oo hubaysan. 2. F. ah: qofka qaybinaya turubka qofka ku xiga ee midig ka jira.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg