foox
(m.l)

Xabag laga helo geedaha qaarkood, sida maydiga oo loo shito udgin; beeyo; luubaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foox

dabqaad [m.l] (-dyo, m.dh)
Qalab yar oo sida badan dhagax jilicsan ama dhoobo ka samayan oo fooxa lagu shito.

fooxaalli [m.l]
1. Geesinnimo been ah oo la muujiyo. 2. Cagajuglayn been ah oo la muujiyo.

fooxaalli [Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-iyay, -iday/isay; -iyi)
1. Geesinnimo been ah muujin. 2. Cagajuglayn been ah muujin.

fooxaallin [m.dh]
ld fooxaalliyid.

fooxaalliyid [m.f.dh]
eeg fooxaalli². ld fooxaallin.

fooxi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Foox shidid. 2. (f.g) Foox ka faallin. 3. (f.mg) Cabsasho.

fooxin [m.f.dh]
eeg fooxi. ld fooxis.

fooxis [m.l]
ld fooxin.

fooxiso [m.dh] (-ooyin, m.l)
Haweeney fooxa ka faallisa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg