fooxaalli
(m.l)

1. Geesinnimo been ah oo la muujiyo. 2. Cagajuglayn been ah oo la muujiyo.

fooxaalli
(Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2) (-iyay, -iday/isay; -iyi)

1. Geesinnimo been ah muujin. 2. Cagajuglayn been ah muujin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fooxaalli

fooxaallin [m.dh]
ld fooxaalliyid.

fooxaalliyid [m.f.dh]
eeg fooxaalli². ld fooxaallin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg