fooxi
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-iyay, -isay)

1. (f.g) Foox shidid. 2. (f.g) Foox ka faallin. 3. (f.mg) Cabsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fooxi

fooxin [m.f.dh]
eeg fooxi. ld fooxis.

fooxis [m.l]
ld fooxin.

fooxiso [m.dh] (-ooyin, m.l)
Haweeney fooxa ka faallisa.

fooxiye [m.l]
Nin fooxa ka faalliya.

fooxle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Wadaad joogto ahaan u fooxiya.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg