fooxis
(m.l)

ld fooxin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fooxis

fooxin [m.f.dh]
eeg fooxi. ld fooxis.

fooxiso [m.dh] (-ooyin, m.l)
Haweeney fooxa ka faallisa.

foox [m.l]
Xabag laga helo geedaha qaarkood, sida maydiga oo loo shito udgin; beeyo; luubaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg