fooxiso
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Haweeney fooxa ka faallisa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fooxiso

fooxi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Foox shidid. 2. (f.g) Foox ka faallin. 3. (f.mg) Cabsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg